Zlatan Ibrahimovic “Swedhan ayaa kawanaagsaneeyd england”

Laacibka xulka swedhan uga ciyaara afka hore ee weerarka zlatan ibrahimovic oo warbaahintalahadlayay waxa uu sheegay in xulkiisa uu kaciyaar wanaagsanaay xulkaEnglandciyaartii xalay looga adkaaday 3-2

Waxaa xusid mudan in xulka swedhan ay 2-1 ku hogaaminayeen qeeybtii labaad ee ciyaarta kahor intuusan soo barbareen laacibka arsenal theo wallcott,balse nasiib xumo rajadii swedhan ay kalahayd ineey usoo baxdo wareega labaad waxaa dhulka lagalay Danny Wellbeck oo daqiiqadii 77-aad kadhaliyay goolka 3aad.

“waxaan u ciyaarnay siwanaagsa n laakiin nasiibkaa naga hiiliyay, waxaana ceeb ah inaan guul dareeysanay, umaanan qalmin sidaa, runti waxay aheyd arin murugo ah” sidaa waxaa saxaafada u sheegay zlatan ibrahimivic

Ibra oo sii hadlay waxa uu yiri “waxaan mudanahayinaan ku faano in xul is bidayay awood aan kaciyaar wanaagsanaano kubadana aan anaga maamuleeynay, laakiin muhiimada waa in xulka englan uu naga dhaliyay 3 Gool anagana aan dhalinay 2 Gool”

SAAMI ADDOW