Yaa masuul ka ahaa Guuldarada Hillary? iyadaa ka jawaabeysa

Hillary ClintonHillery Cillinton oo ah Haweynada Xisbiga Dimoqaraadiga Mareykanka ugu sharxaneyd Madaxtinimada Mareykanka ayaa masuliyadda guul daradeeda dusha ka saartay Agaasimaha FBI-da Mareykanka Jeames komi.

Waxay sheegtay in Go’aankii Madaxa FBI-da Maraeykanka uu ka soo saaray in dib loogu nqodo baarista Emailadeeda gaarka ah markii ay aheyd Xoghayaha Atrrimaha Dibadda Mareykanka ay arrintaasi dhaawac weyn soo gaarsiisay hamigeedii ahaa inay ku guulaysato tartanka Doorashada Madaxtanimada Mareykanka.

Hadalkan ayay Hillery Cillinton sheegtay mar ay khadka Taleefoonkan kula hadlaysay masu’ulkii ugu sareeyay ee hagayay Oloolaha Doorashadeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here