Yaa ka dhisaya Hotel 5 Star muqdisho 500 dolar jiif ah Daawo

Xasiloonida iyo nidaamka kasoo muuqday magaalada Muqdisho waxay dhalisay in tartan xaga maalgashiga ah oo u dhaxeeya ajaaniib dunida ugu imaaneyso Soomaaliya uu ka dhex bilowdo bilowdo.

Markii ugu horeysay waxaa xeebta magaalada Muqdisho laga hirgeliyay dhismo weyn oo loogu talagalay iney ku raaxeystaan dalxiisayaasha caalamka iyo dadka kale ee hantiilayaasha Soomaaliya u jooga howlaha shaqo.

Mashruucaan oo laga hirgeliyay dhinaca xeebta ayaa lasoo gabagabeeyay, wuxuuna ka kooban yahay dhismooyin hoteelo  loogu magaca daray  International Campos  oo habeenkii qofkii seexanayo ama ku nasanaya ku baxeyso 500 Dollar, iyo dhismooyin kale oo dalxiis ah

Dhismahan ayaa waxaa fulinaya Michael Stock oo 36 jir madaxna ka ah shirkada Bancroft Global Development waxaana lagu qiyaasay in mashruucaan uu ku bixi doono dhaqaale  $6,000,000 (Lix  Malyan Dollar)  wuxuuna ku fadhiyaa dhul dhan 11 Hektar  kuna jeeda Xeebta wuxuu xigaa dhinaca Aden Cade Airbort, qorshaha kale ee raacsan hoteelka (International Campos) ayaa ah beero loogu tala galay in ay haqab tiraan baahida Hoteelka.

 

lagu tala galay in ay hoteelka wax yaabaha uu u bahan yahay haqabtiri karo.

shirkadan ayaa  wax yabaha kale oo ay qabato waxaa ka mid ah  Prive Securty (Ilaalo Qaas ah) oo sida la ogsoon yahay faaido  iyo dhibaato u leh wadamada ay tageen.

Shirkada Bancroft Global Development qaybteeda Prive Securty ayaa waxey horey u joogeen magalada muqdisho waxeyna howlaha ilaalinta ama nabad galyada u qaabilsan yihiin dhamaan ha’yada iyo ciidamada Amison ee ku sugan dalka iyo  madaxda timaado dalka, waxey kaloo tababar siiyaan ciidamada nabad ilaalada ee dalka jooga.

Michael Stock ayaa shirkadiisa  horey uga hirgeliyay Muqdisho mashruuciisa ahaa Jazira Gest House ama guriga Martida ee Jasiira oo ku yaal meel u dhow Aden Cade Airbort oo ah meel ay ku soo dagaan dhamaan ha’yada iyo suxufiyiinta imanaya magalada Muqdisho isticmaalana ilaada shirkada inta ay ku jiraan howlahooda, Jazira Gest House ayaa waxaa lagu qiyaasay in lga helo qarash dhan  ilaa $2,000,000 ( laba Milyan Dolar).

Michael Stock ayaa saxaafada waxay ku eedeyaan in ciidamadiisa ay yihiin calooshood u shaqeystayaal taas ah  in wax walba sameyn karaan xumaan iyo wanaag, laakiin inta badan ayuu wuxuu ku doodaa in aysan aheyn calooshood u shaqeystayaal laakin ay yihiin ciidamo kuwaas oo hogaan fiican iyo nidaam baro ciidamada ay tababarayaann.

Bancroft Global Development ayaa mashaariic badan ka herglisay wadamada dagaalada sokeeyo ka socdaan sida Afganistaan oo ay ka fulisaymashuur la mid ah   Gest Hous ama guriga martida.

Sida muuqata Soomaliya waxaa ku soo qulqulaya shirkado iyo ha’yado u baahan in la la socdo wax ay dalka ka qabanayaan ama u qabanayaan madaama dalka uu ku jiro marxalad dib u soo kabasho iyo dib u dhis.

Halka ka daawo International Campos iyo  warbxin ka hadleyso Michael Stock iyo shirkadiisa.

Warbixn waxaa soo diyaariyay Midnimo

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

24 COMMENTS

  1. Hi, i feel that i noticed you visited my web site thus i came to go back the desire?.I’m trying to in finding things to improve my web site!I assume its ok to use a few of
    your ideas!!

  2. Although her own committee won’t begin meeting until later this month, Holberg said a number of House committees already have begun looking closely at how money is being spent by government agencies as Republican leaders begin the hard task of balancing their campaign speeches with the realities of balancing the budget.In short, the deals link innovators with partners who are skilled in taking new products to the marketplace, according to findings that will appear in the Strategic Management Journal. Those partners, in turn, develop a vested interest in success because exclusivity means no new licenses will water down earnings potential once the partner has helped the product succeed.
    jordan outlet http://www.actionwildlife.org/hourss.php

  3. An outstanding share! I have just forwarded this onto
    a friend who has been doing a little research on this.
    And he actually bought me lunch due to the fact that I discovered it for him…
    lol. So let me reword this…. Thank YOU for the meal!!
    But yeah, thanx for spending some time to discuss this issue here on your blog.

  4. With havin so much content do you ever run into any issues of plagorism or copyright
    violation? My website has a lot of exclusive content I’ve either created myself or outsourced but it looks like
    a lott of it is popping it upp all over the
    web without my agreement. Do yoou know anyy methods to help reduce
    content from being stolen? I’d truly aporeciate it.

  5. I’m amazed, I must say. Rarely do I encounter a blog that’s
    both equally educative and entertaining, annd let me tell you, you’ve hit the ail on the head.
    The issue iss something too few men and women aare speaking intelligently about.
    I am very happy I found this during my search for something concerrning this.

  6. I like the valuable information you provide in your
    articles. I will bookmark your weblog and check again here regularly.

    I’m quite certain I’ll learn lots of new stuff right here!
    Good luck for the next!

  7. New York, Middle Atlantic state of the United States. It is bordered by Vermont, Massachusetts, Connecticut, and the Atlantic Ocean (E), New Jersey and Pennsylvania (S), Lakes Erie and Ontario and the Canadian province of Export

  8. Today, I went to the beach front with my children. I found a sea shell and gave it to my 4 year old
    daughter and said “You can hear the ocean if you put this to your ear.” She put the
    shell to her ear and screamed. There was a hermit crab inside and it pinched her ear.

    She never wants to go back! LoL I know this is entirely
    off topic but I had to tell someone!

  9. look it is very important quetion look the picture yuganda soldture black water contractor has made this decide because they are accupied power, where is somali people powerless its yes yes .thank u

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here