Yaa Hogaaminaya Gooldhalinta Horyaalka Spain “La Liga”?

Cristiano RonaldoKadib sadexleydii uu ka dhaliyay kooxda Atletico Madrid iyo Labadii Gool ee uu xalay ka dhaliyay kooxda Sporting, C.ronaldo ayaa hada ah hogaamiyaha Gooldhalinya La Liga.

Xidiga reer Portugal ayaa xili ciyaareedkaan ku bilaawday qaab ciyaareed aad u liita, balse waxa uu kusoo laba kacleeyay kulankii isbuucii hore kooxdiisa Real Madrid ay booqatay deriskooda ay xifaaltamaan Atletico Madrid Calderón, waxaana uu kulankaas dhaliyay 3 Gool, sidoo kale waxa uu xalay kooxdiisa kulan ka dhacay Garoonkooda Bernabéu ka caawiyay ineey 3 dhibcood ka qaataan kooxda Sporting isaga ayaana dhaliyay Labada Gool.

1480191231_448816_1480194180_sumario_normal

Halkaan ka aqriso Statistic-ka Ronaldo

Sidoo kale Halkaan ka aqriso sida loo kala hogaaminayo Gool Dhalinta La Liga

Cristiano Ronaldo 10 Gool

Lionel Messi 8 Gool

Lusi Suarez 8 Gool

Antonie Griezmann 6 Gool

Willian Jose 6 Gool

Lago Aspas 6 Gool

Sandro Ramírez 6 Gool

Gerard Moreno 6 Gool

Paplo Piatti 5 Gool

Kevin Gamiero 5 Gool

Yannick Carrasco 5 Gool

Gareth Bale 5 Gool

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here