Xusni Mubarak oo lagu xakumay xabsi daa,in

War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in madaxweynihi hore ee dalka Masar lagu xakumay xabsi daa,in.

Xakunkan ayaa waxaa riday maxkamad ku taala magaalada Qahiro taasi oo laga dhex sameeyey xakadeemiyad ay boolisku leeyihiin, waxaana amaanka sugaya haatan kumanaan isugu jirta boolis iyo milatari.

Mubarak waxaa lagu helay inuu ka danbeeyey dilka dad gaaraya 900 oo ruux kuwaasi oo la dilay inti uu socday mudaaharaadyo isaga looga soo horjeeday bishi Janaayo ee sanadki tagay.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.