Xulka Italy oo weyn doona difaacooda birta ah Chiellini

Xulka Azzuri ayaa weyn doona shaqada difaacooda birta ah Chielline ciyaarta soosocota ee la ciyaari doonaan xulkaEngland, wareega Quaterfinalka.

Chielline ayaa waxa uu dhaawac kasoo gaaray ciyaartii  2-0 kaga soo badiyeen xulka Earland taageerayaashaitalyiyo macalin prandelli ayaa kawalaacsan dhaawaca soo gaaray difaacan birta ah oo laf dhabar u ah qeybta danbe ee daafaca

Dhawaaca soo gaaray Chiellini ayaa lagu sheegay inuusan aheyn mid fudud isla markaasna aysan suurta gal aheyn inuu ciyaaro kulankaEnglanday kaga hor imaan doonaan

Dhaqtarka xulkaitalyuqaabilsan daweynta ciyaartoyda oo kahadlaya xaalada caafimaad ee chiellini waxaa uu yiri “chiellini uma suurta galeyso inuu ciyaaro kulankaEnglandlaakiin waan kudadaaleeynaa sidii uu usafan lahaa”

Dhaawaca soo gaaray Chiellini ayaa lagu sheegay inuu u baahanyahay mudo 20 maalmood ah inuu kusoo bogsado

Saami Addow