Xoosh: M/weynaha ayaa ka danbeeya amaan xumida

Xildhibaan Xoosh waxaa uu ka mid yahay xildhibaannada iyo siyaasiyinta Soomaaliyed ee ka soo horjeeda hab-siyaasadedka uu madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xassan Sheekh Maxamuud ku maamullayo dalka.

..””Siyaasada qalafsan ee hadda ka taagan dalka,waa mid mas’uuliyadeda uu leeyahay madaxweynaha Soomaaliya,dalku xilligan xaaladdisu ma wanagsana waxaana eeda iska leh madaxweynaha,..””ayuu yiri xildhibaan Xoosh.

Halkan ka dhagayso hadalka Xoosh Jibriil:

1 COMMENT

  1. 1)23 sanno Dorood hawiye Dir iyo Digil iyo mirifle loolan aan dhamaad laheyn imisaa ku geeriyootey dhibaatada nabad laaanta xunuun geeri xabaal shacab barakaca burburka qaranka rag hal kursi wada rabo xasad munaafanimo been isku dir dagaal ooge ku taajirey dhiiga shacabka
    2)calooshood u shaqeystayaal marba magac la soo baxo xeligii cabdiqaasin waxaa loogu yeeri jirey kooxda carta,c/yusuf kooxda imbaghati ,sh shariif Aalla sheekh, xasan sheekh damujadiid, kooxda kusii xigta kooxda kadare,kooxda kasii dambeysa kooxdaas horyaalka fidno
    3) siyaasada ka dambeyso waa in la yiraahdo soomali way fashilantey marabto dowladnimo nidaam iyo kala dambeyn sharci waa in lookala qeybiyaa 5 qeyb mid walbana laga xukumo dowladaha deriska waana riyo maalmeydka dawadhilifka cadowga nabada xildhibaanada qaarkood waxay qaraabo dhaw yihiin kooxaha nabaddiidka ama qaarkood xaaasaskooda la dhasheen xildhibaanada qaarkood waxay ganacsi ka dhaxeeyaa kooxaha nabaddiidka soomaliyeye xildhibaan ma jiree waa kooxo dalaaliin ah ka taajirey dhiiga shacabka waa koox u dooda kuwa nabaddiiidka xabsiyada kasoo daayo dowlada iyo madaxweynaha way sameeyeen wixii awoodooda ah xildhibaan faldambiyeed nolol ka dhigtey hortaagan in sharciga la dagaalanka argagaxisa in laga ansixo barlamaanka hortaangan in dowlada shaqeyso dowladiii timaado ceyb u yeelo soomaliyey maxaaa harey oo dhiman xanuun qaxooti gaajo iyo geeri aan dhamaad laheyn calaashood u shaqeystayaal ilmahooda dayacay haka sugin in uuu caruur kale mustaqbalkooda wanaajiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here