Xoghayihii Hore NUSOJ oo dil ka badbaaday

Xoghayihii hore ee Nusoj Cumar Faaruuq
Xoghayihii hore ee Nusoj Cumar Faaruuq

Warar goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Cumar Faaruq Cusmaan oo hore u ahaa Xoghayihii Ururka Saxafiyiinta NUSOJ uu ka badbaaday Weerar lagu dili lahaa.

Cumar Faaruuq, ayaan ilaa iyo hada ka hadlay weerarka la doonayay in lagu dilo.Baraha Bulshada ayaa lagu soo qoray Warar kala duwan oo qaarkood ay sheegayan in ugu yaraan laba ruux ay ku dhaawacmen Weerarka.

Wixii war ah ee kasoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here