Xildhibaanadda Barlamaanka Maamulka HirShabeele oo xalay la dhaariyey

xildhibaanada hirshabelleHoolka Shirarka ee magaalladda Jowhar waxaa fiidnimaddii xalay lagu dhaariyey inta badan Xildhibaanadda ka mid noqonayo Barlamaanka Dowlad-gobaleedka Hirshabeele.

Munaasabadda Dhaarinta waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin Heer Qaran, kuwo Heer Gobal iyo Ergooyinka ka kala socday Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe ee ka qeyb galay Dhismaha Maamulka HirShabeelle.

Liiska Xubnaha Xildhibaanadda ee Barlamaanka Maamulkaasi ee xalay la dhaariyey ayaa kala ah:-

  • Cabdkarin Maxamed Diiriye.
    Axmed Cabdi Faarax.
    Daahir Muqtaar Cabdulle
    Cabdshakur Cali Cumar
    Axmed Cabdi Cali
    Cali Xaaji Cabdulle Isgoow
    Maxamuud Xuseen Maxamed
    Bashiir Xaaji Bedel Maxamed
    Cabdraxmaan cabdi Idle kheyre
    Cabdullahi Cabdi Afrax
    Ibraahim Muuse Mahad
    Duwane Faarax Cali
    Cabdraxmaan Maxamed Guure
    Maxamed Yuusuf Colow
    Cabdfatax Cabdqaadir Caddow
    C/qani Cabdullaahi Hilowle
    Xasan Maxamed Ibraahim
    Khaliif Muumin Tooxow
    Maxamed Colaad Cabdi.
    Ismaacil Cabdi Qaasim
    Sacdiyo Cabdulahi Maxamed
    Faarax Maxamed Cismaan Xasan
    Cabdsalaan Gacal Caddow
    C/qaadir Abuukar Maxamed
    Maxamed Ibraahim Cali Cabdulle
    Cali Shiikh Maxamed Axmed.
    Cabdi Xuseen Geedi Cumar
    Cismaan Cabdulaahi Dhoore
    Maxamed Cabdalla Cali
    Cabdullaahi Maxamed Caddow Dhicisow
    Ismaaciil Muumin Hilowle,
    Ibraahim Maxamed Dadow Cali
    Geelle Isaaq Warsame.
    Cartan Muxumad Nuur.
    Sharm’arke Xasan Axmed.
    Maxamed Cabdi Cali.
    Cali Xuseen Maxamed.
    Maxamed Cabdkarin Maxamed
    Cismaan Barre Muxumad
    C/rashid Cabdxakin Warsame.
    Cabdiweli Shiikh Cali.
    Mahad Xasan Cismaan.
    Nuur Xaashi Warsame.
    Maxamed Xuseen Yuusuf.
    Abuukar Ibraahin Rashiid.
    Maxamed Axmed Faarax.
    Cali CIsmaan Ibraahim
    Maxamed Ibraahin Xuseen.
    Cabdi Diiriye Farey.
    Cumar Maxamed Cumar.
    Cabdullahi Cosoble Barre.
    Maxamed Digaale Cabdullaahi.
    C/dir Faarax Axmed.
    Cabdkarin Cali Nuur.
    Iidle Siyaad Shiikh Khalif
    Axmed Bariise Xeydar.
    Aadan Macalin Cali Cumar.
    Maxamuud Shiikh Cali Salaad.
    Maxamuud Siyaad Barqadle.
    Cabdqaadir Cismaan Cabdsalaan
    Abuukar Xasan Abuukar.
    Maxamed Cabdulle Maxamuud.
    Yuusuf Axmed Yalaxow.
    Maxamed Shiikh Axmed Cabdi.
    Abuukar Xasan Cali.
    Duniyo Daahir Dhicisow.
    Shiikh Axmed Cumar Libi.
    Kariim Ibraahim Axmed
    Xasan Maxamed Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here