Xildh. Caasha: Macquul maahan inaan markasto tacsi & baroordiiq kujirno

739C9C76-7048-4D06-8CE4-47740A41B196_cx14_cy8_cw67_w987_r1_s_r1Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta VOA nagu soo booqatay, waxayna wareysi ay VOA siisay kaga hadashay qaraxyada Muqdisho.

Caasho waxay sheegtay inaysan macquul ahayn in mar kasta oo qarax dhaco “baroordiiq iyo tacsi lagu jiro.”

Xildhibaan Caasha ayaa sheegtay in la kala daadsan yahay oo aan fikir meesha oolin, mas’uuliyd iyo hoggaankii uu mesha ka maqan yahay.

Caasha Xaaji ayaa soo jeedisay in la isku tashto oo ciidanka Somalia la garab galo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here