Xidigo caan ah oo Real Madrid soo maray oo hal Sawir ku kulmay

Xidigo caan ah islamarkaasna Koobab farabadan usoo qaaday Real Madrid ayaa ku kulmay magaalada Cardiff, iyagoona halkaas kuwada galay Hal sawir oo xasuus ah.

Zidane oo horay isagoo ciyaaryahan ah Real Lugtiisa ugu soo qaaday Koobka Champion League sidoo kalena sanadkii hore isagoo macalin ah u qaaday, ayaa Habeen dambe doonaya inuu difaacdo markiisi 2aad oo xiriir ahna u qaado.

Hadaba ka bilaaw dhanka Midig xidigaha Sawirka ku jira ayaa kala ah: Christian Karembeu (Champions League winner in 1998 and 2000), Raúl González (1998, 2000 and 2002), Roberto Carlos (1998, 2000 and 2002), Luis Figo (2002), Zinedine Zidane (2002 as a player, 2016 as coach with 2014 as assistant), Pedrag Mijatovic (1998), Míchel Salgado (2000 and 2002) and Clarence Seedorf (1998 and 2000 with Real Madrid, 1995 with Ajax, 2003 and 2007 with AC Milan).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here