Xeebta Liido Iyo Damaashaadka Shacabka Ee Jimcaha

yadoo Nolosha Muqdisho ay maalinba maalinta ka dambeysa kusoo laabaneyso caadigeedii ayaa hadana waxaan horey idiinkugu ballan qaadnay inaan idiinsoo gudbino hadaba isbedelka magaalada ka jira ayadoo sawirro dhowr ahna aad horey u daawateen.

Xeebta Liido dad badan oo Soomaaliyeed ayey ku leedahay xusuus gaar ah waxaanna hada maalin walba oo Jimce ah u damaashaad taga Shacabka reer Muqdisho waana qeyb ka mid ah Sawirrada aan isbedelka Caasimadda idinkaga soo gudbineyno kadib xornimadii Lixda Agoust kolkaasi oo magaalada inteeda badan laga saaray Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com