Xasan Sh oo soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan

Somalia President at AU Summit: Somalia is making “great strides”
Somalia President at AU Summit: Somalia is making “great strides”

Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa wuxuu sheegay” IGAD door weyn ayey ka qaadatay xalinta khilaafka ka taagan K/Sudan,Dowladda Soomaaliyana ayadoo kaa-shaneysa saaxiibadeeda waxey ka shaqeysay in ay isku soo dhawaadaan labada dhinac iyo in xabadda la joojiyo.

Waxaa muhiim ah badbaadinta shacabka iyo in la dhowro xuquuqda bini’aadamka. Waxaan kale oo aan ku heshiinay in barakacaayaasha si xor ah ay ugu noqon karaan guryahoodii.”

Ugu danbeyntii waxaa shirkan laga soo saaray qoraal cad oo qeexaya qaabka loo adkeynayo xabad joojinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here