Xasan: Kenya Jawaab Ayaan ka Sugaynaa

xMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay Kenya u dirtay warqad ay uga cabanayso xarigii qunsulka Soomaliya ee Kenya, haatanna ay Kenya ka sugayaan inay jawaab ka bixiso.

Madaxweyne Xasan wuxuu sheegay inaysan jirin isfaham-waa u dhaxeeya labada dal oo ka dhashay xariga qunsulka Siyaad Maxamuud Shire. balse wuxuu xusay in dowladda Somalia ay dib ugu yeertay safiirkeedii Kenya si loola tashado.

Madaxwynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegay in dhibaatooyinka Kenya ka jira ee dhaliyay in ciidamada amnigu ay qab-qabtaan Soomaalida ay mas’uul dhibaatadaasi ka yihiin ururka al-Shabaab ee dagaalka kula jira dowladdiisa.

Mar uu ka hadlayay howlgallada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan gudaha Soomaaliya, wuxuu sheegay in ururka ururka al-Shabaab ay ka qabsadeen magaallooyin badan, haatanna ay dowladdu wado qorshe ku aadan maamul-dhisid iyo sidii loo so celin lahaa adeegyadii aas-aasiga ahaa.

1 COMMENT

  1. Wadamada Deriskanagama aqoon badna awoodna waan isku filan nahay markaan Imaan iyo alle ka cabsi la imaano
    qof walbo soomali ah waxaa ku dhacay jini lacag waayo wuxuu arkaa qofkii shaley shaahiga loo iibin jirey mudo yr marluuneer ku noqdey kibirkiisa wuxuu la mid yahay midka axmed madoobe qabiilkiisa maxay soomali ka haleys mar hadii ay soomali wada heshiisey oo iswada cafisey waayo soomali oo dhan way la socotaa shaley wuxuu ahaa iyo maanta dabadhilifka uu yahay iyo kooxda gadaalka ka maamuleyso waxaa moodaain la joogo xiligii soomali la kala qeybinaayey 1884qabiilkii ogaadeeniya bixiyey ayaa maanta kismaayo maamulo taariikhda wey soo noqnoqotaa
    waa qabiilkii daraadood oo soomali loo burburiyey hadii soomali aysan geli laheyn dagaalkii 77 loogu hiilinaayey 5 soomaliyeed sidii lo o xoreyn lahaa inta ka harsaneyn labadii is raacay qabiilkaan kablalax ayaa cadaalad daro sadbursi dulmi dagaal aan dhamaad laheyn ka wado dhulka soomali waayo waxay weli wadaan riyo maalmeed aan run aheyn damac aan surtagal aheyn waa in caqliga shaqeeyo xalaasha iyo xaraanka laka fahmo dulmiga iyo dhiiga dulmigamaalin walbo laga wado
    dhulka ay qabiilkaan dego u fiirso waayo waa qabiil aan laheyn odey dhaqameed sharaf leh oo warkiisa la maqlo waa taariikh run ah waxaad arkeysaa 100 odey dhaqameed mid walbo koox wato waa wada dalaalin xaraan ku naax ah waa beel aan weligeed guuleysan waayo waa beel kibir badan dadka iska weyneysiiso waxaad maqleysaa odey dhaqameed kismaayo ku shirey waa kuwa xaraan ah lacag loo qeybiyey sharaf waa loo dhintaa ma aragteen hal odey oo ka hadley waxa ka socda kismaayo oo beeshaaas ah waayo waa qabiil aan is maqlin isna ceshan dhamaantood waa wada lacag doon imaankooda iyo diintooda afka ma dhaafsano wadaadkooda ma maqlaan maxaa u dhiman oo harsan soomali waxay dhahdaa ninka dhofka ku yimid ayey geerida dhibeysaa waxay tahay oo la gudboon insan soomali dulmiga ka joojiyaan xasuuqa laga wado kismaayo iyo barakicin shacabka goor ay ahaataba xaqaaa imaandoono dulmina ma raaago axmed madoobe waa la heysto wixii loo sheego sameeyo qofka magaciisa iyo sharafkiisa iibsadey lacag darteed waxay aheyd in uu baahi ku nooolaado inta uu xaraan ku naaxi lahaa jidkii walaaleyn soomali wuxuu ku bedeley been iyo munaafaqnimo wuxuu rabaa waqti si uu u dhisto ciidan ilaaliyo waayo shisheeyaha wuu ka shakisan yahay waayo marka ay ku dan garaaan in ay ka taqalusaan ileen waa doqon ogsoon wadkiisa soomali oo walaalo ah oo mideysan ilaah xagiiisa way ka sahlan yahay waa in qof walbo qofka kale uu la jeclaado wanaag walaalnimo cadaalad deganaan iyo tanaasul toosan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here