Xaflad lagu qabtay Huriwaa

AUN Xaaji Iikar Leeb oo Muqdisho ku geeriyooday
Xaflad lagu qabtay Huriwaa

Magaalada Muqdisho waxaa xaley lagu qabtay xaflad ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobalka Banaadir.

Xaflada oo lagu qabtay xarunta cusub ee maamulka gobalka Banaadir oo ku taala degmda, waxaa ka qaybgalay inta badan ergooyinka ka qaybgalaya shirka looga hadlaayo ammaanka ee ka socda Muqdisho.

Waxaa kaloo xaflada ka qaybgalay seddex wasiir oo ka tirsan xukuumadda iyo maamulada degmooyinka gobalka Banaadir.

Sidoo kale waxaa xaflada ku sugnaa fanaaniin iyo dadweyne kale oo lagu casuumay.

Waa markii labaad oo xaflad lagu qabto degmada Heliwaa tan iyo markii loo magacaabay Muungaab guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here