Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo laga helay Miino rakiban (Warbixin Culus).

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in maanta laga helay Miino nooca iskeed u qaraxdo xiliga loogu talagalay ee la buuxiyo, taasoo welwel iyo walbahaar ku beertay Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Gaas.

Halkan ka aqriso Warbixinta oo dhan