Xaaladda Soomaali ku xiran garoonka Jomo Kenyatta oo laga deeyrinayo

140407115030_mamia_ya_wasomali_wakamatwa_katika_msako_eastleigh_512x288_bbc_nocreditSaraafadda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ayaa ka dayrineysa xaaladda ay ku sugan yihiin dad Soomaali ah oo ku xiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee Jomo Kenyatta.

Booliska Kenya ayaa dadkaasi ku soo qabtay howlgal la sheegay in lagu sugaya ammaanka caasimada, kaasi oo lagu bartilmaamed sanayo dadka sharci la’aanta ah.

Dadkani soomaalida ah ayaa sugaya in loo musaafuriyo dalkooda hooyo.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu Xoghayaha 1aad ee safaaradda Soomaaliya ee Kenya, uu siiyay BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here