Xaalada Tuulada Xawaadley Gobolka Sh/dhexe oo saaka deggan

DSCN9929Waxaa xaalad deggenaasho saaka laga dareemayaa Tuulada Xawaadley ee Gobolka Sh/dhexe kadib iskahorimaad shalay gelinkii dambe ku dhexmaray halkaasi ciidanka dawlada iyo maleeshiyo Hubeysan.

Iskahorimaadkaasi ayaa soo gaaray xalay fiidkii waxaana ku dhintay sargaal la sheegay inuu ahaa taliyihii ciidanka Amaanka Deegaanka Xawaadley.

Sargaalka dhintay waxa lagu magacaabi jiray Cumar Xasan waxaana xaaladu ay saaka tahay mid deggan kadib iskahorimaadkii ka dhacay halkaasi.

NAGA FILO WAREYSI KU SAABSAN WARARKII UGU DAMBEEYEY EE XAWAADLEY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here