Xaabsade ” anaga dagaal oogayaal ma nihin ee dhulkeena ayaan difaaceynay (Dhageyso)

Wasiirkii hore ee Gadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa si kulul uga jawaabay markii wariyaha VOA weydiiyay sababta looga reebay xulida Xildhibanada ” Aniga ma ihi dagaal ooge muddo 6 sano ayaan ahaa wasiir RRA ayaan ka tirsanaa waxaana difaaceynay dadkii ku soo duulay dhulkeena” ayuu ugu ugu jawaabay Xaabsade.

Wariyaha ayaa weydiiyaya sabata dib loogu soo celiyaya liiska Xildhibaanimada  ” Waa kuwaa dibada ka yimid oo (Diyaasbaro) oo ayaga ayaa ah dagaal oogayaa oo rabo xilka oo muudo ayey dibada kaga maqnaayeen dalka …….”.

 

Wareysiga oo dhameystiran dhageyso

[powerpress:  URL= “https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/08/xaabsade.mp3”]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here