World Cup: Argentina oo garaacday Bosnia-Herzegovina

leo messiLionel Messi, ayaa xalay dhaliyay Goolkiisi ugu horeeyay ee Koobka Aduunka 8 sano kadib, isagoo sidoo kale Caawiye ka ahaa Goolka Bar baraha, kadib Guul ciriiri ahayd oo ay 2-1 ku garaaceen xulka Bosnia-Herzegovina .

Dhinaca kale xulalka France iyo Switzerland oo ku wada jira Group E ayaa iyagana xalay Guul gaaray.

Argentina ayaa xalay 2-1 xulka Bosnia-Herzegovina , oo ay ku wada jiraan Group F, halka France ay 3-0 ku garaacday xulka Honduras, iyadoo arim Benzema, uu saxiixay 2 Gool.

Xulka Swisserland ayaa iyagana 2-1 uga taqalusay xulka kasocda Koofur Ameerika ee Ecuador 2-1.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here