Wiil uu dhalay Sheekh Yusuf Kabakutukade oo maanta isu dhiibay dowlada KMG (Dhageyso)

Hey’ada Nabadsugida dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta saxaafada usoo bandhigtay wiil uu dhalay gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Xarakada Al Shabaab.

Wiilkan oo lagu magacaabo Axmed Yusuf Kaba Kutukade ayaa sheegay in ka tana sulay shaqadi uu ka hayey Al Shabaab, isaga oo cafis weydiistay dadka sida uu afkiisa ka yiri.

Waxaa isna goobta ka hadlay taliyaha ciidanka nabadsugida gobolka Banaadir, Khalif Axmed Erag oo ka hadlay isa soo dhibista wiilkan.

Halkaan ka dhageyso codka Taliyaha.

[powerpress]

Ma ahan marki ugu horeysay oo uu sarkaal ka tirsan Al Shabaab isu dhiibo ciidamada dowlada KMG Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.