Wiil Soomaaliyeed oo Noqdey Ergeyga Suugaanta Edmonton, Kanada

Magaaladda Edmonton ee dalka Kanada waxaa ergeyga degmada ee suugaanta loo magacaabey Axmed Maxamuud Cali oo loo yaqaan Axmed Knowmadic.

Axmed waxaa uu ku gabyaa afka Ingiriiska. Sanadahii ugu danbeeyeyna waxaaba uu ku shaqeysanayey maslaxa suugaanta ee afkan qalaad. Magaallada Edmonton ee gobolka Alberta, Kanada oo uu ku noolaa tan iyo markii uu ku soo caanbaxay gabay tirinta ayaa u magacaabatey ergeyga labada sano ee soo socota.

Axmed Maxamuud Cali, Axmed Knowmadic waxaa uu qadka telefoonka ugu waremay VOA-da.

Halkan ka dhagayso wareysiga:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here