Wenger oo Walcott ugu hambalyeeyay canuga loo dhalay

arsenal-v-afc-bournemouth-premier-leagueTababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa xidigiisa Theo Walcott ugu Hambalyeeyay in loo dhalay canugiisi 2-aad isbuucaan.

Wenger, ayaa xidigiisa u rajeeyay nolol wanaagsan, sidoo kale waxa uu ku kaftamay in looga baahanyahay inuu si adag u shaqeeyo maadaama loo dhalay canugiisi 2-aad.

Theo Walcott, ayaa shalay Gool u dhaliyay kooxdiisa Arsenal kulankii ay kahorjeedeen Bournemouth, waxaana uu sameeyay dabaaldagii caanka ahaa xidigii reer Brazil Bebeto.

Welcome to the world little Brother Arlo ❤️️

A photo posted by Theo Walcott (@theowalcott) on


Walcott ayaa xili ciyaareedkan 6 Gool shabaqa ku hubsaday, waxaana ay ka badanyihiin Goolashii uu dhaliyay xili ciyaareedkii hore oo dhan.

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here