Wenger: Bayern Munich waa ka khatar yer tahay Real Madrid

Wenger: Bayern Munich waa ka khatar yer tahay Real Madrid
Wenger: Bayern Munich waa ka khatar yer tahay Real Madrid

Mallimuu Arsene Wengerayaa sheegay in marka la is barbardhigo Real Madrid iyo Bayern Munich, wuxuuna sheegay in kooxda Jermalka in ay ka khatar yer tahay kooxda Spain marka la yimaado horiyaalka Yurub ee Champions League.

Bayern Munich waa “Khatar yer tahay Real” sannadkan ayuu yiri macallinka reer France.

Kooxda heesata horiyaalka Champions League ee Bayern ayaa ka adkaatay kooxda uu macalinka u yahay Wenger ee  Arsenal waxaana bishii horre looga adkaaday 2-0 lugta horre ee wareega16-ka.

Labada koox ayaa ku cayaaray garoonka Emirates Stadium, waxaana cayaartaas gaartay kooxda Bavarian.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here