Wenger: Arsenal waxaan u sheegay in aan la joogayo

Wenger oo xaqiijiyay in uu la sii joogayo Arsenal
Wenger oo xaqiijiyay in uu la sii joogayo Arsenal

Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in uu Arsenal la sii joogi doonoa xilli cayaareedka soo socda.

Macallinka reer France ayaa qandaraaskiisa ku kordshiyay labo sanno si u sii joogo garoonka Emirates Stadium tan iyo bishii October.

Bogga Goal ayaa ogaatay in Arsenal ay xiriir la sameesay Louis van Gaal kaddib mugdi lagaliyay mustaqbalka Wenger.

Si kastaba, isagoo la hadlaayay IN Sport, Wenger wuxuu xaqiijiyay in uu sii joogayo kooxda ka dhisan waqooyiga London, wuxuuna yiri : “Fiiri, marar badan ayaa sheegay in hadalkeyga uu yahay in la joogayo kooxda siddaas ayaan go’aan ku gaaray.” ayuu yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here