Waxgaradka Hiiraan & Madaxweyne Xasan oo 4 qodob ku heshiiyay

1c4a3fc6Waxgaradka Beelaha dega Gobolka Hiiraan iyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo labadii cesho ee lasoo dhaafay kullamo albaabada u xirnaa lahaa, ayaa ugu dambeyn aqbalay qorshaha uu watay Madaxweynaha ee quseeya maamul u samaynta Hiiraan & Shabeelaha Dhexe.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya, in Madaxweynaha iyo waxgaradka ay isku af garteen ilaa 4 qodob.

Qodobada ay isku waafaqeen labada dhinac ayaa ah sidan:

  1. In la bilaabo dhismaha maamul u samaynta Gobolada Hiiraan iyo Jowhar.
  2. In magaalada Jowhar ay marti galiso gogosha maamul u samaynta labada gobol.
  3. In Buuloburte ay noqoto caasimada maamulka loo sameeynayo labada gobol.
  4. In si degdeg ah loo tago magaalada Jowhar, si dhirka loo bilaabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here