Waxbarashada Shabeelada Hoose

 Ardayda Dugsiga Xaawa Cabdi ee Degmada Afgooye oo macalinka dhageysanaya fasalka gudahiisa
Ardayda Dugsiga Xaawa Cabdi ee Degmada Afgooye oo macalinka dhageysanaya fasalka gudahiisa

Waxbarashada Gobolka Shabeelada Hoose, ayaa ah mid aad u liidata, waxaana Yar Iskuulada.

Dr. Xaawa oo caalamka loo ga yaqaano wax qabadkeeda bani aadamnimo ayaa furtay Xarunta Xaawa Cabdi sannadka 1983 iyada oo kaalmeysay kumanaan qaxooti ah.

Xarunta ayaa hadda ka kooban dugsi, isbitaal iyo hoyga barakacayaasha.

Gobolka Shabeelada Hoose, ayaa ah Gobol ay ragaadiyeen dagaalada Sokeeye, iyo kuwa u dhaxeeya Ciidamada DF iyo kuwa Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here