Waxaasaa kaa saaxiibtinimaa: Messi iyo Fabregas oo waqti la qaadanaya qooysaskooda

Sadex sano ayaa laga joogaa markii ay labadaan xidig isku koox ahaayeen, balse kama hor istaagin in saaxiibtinimadooda ay nusqaan ku timaado Messi iyo Fabregas, waxaana inta badan xiliyada fasaxa ay hal meel ku wada qaataan iyaga iyo qoysaskooda.

Messi iyo Fabregas oo ilaa yaraantoodi saaxiibo wanaagsan ahaa ayaa fasaxa la qaadanaya qoysaskooda, iyagoona ku wada sugan jaziirada loo dalxiiska tago ee Formentera.

Halkaan ka daawo Sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here