Waxaa goor dhaw furmaya koobka Qaramada Africa

Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in uuka bilowdo dalka Quatorial Guinea koobka Qaramada Africa ee sanadkaan 2012.

Taageerayaasha ayaa haatan ku aruuraya garoonka Estadio de Bata halkaasi oo ay fooda isku dari doonaan xulka Equatorial Guinea oo wax ka marti gelinaya tartanka iyo xulka Libya.

Xaflada furitaanka ayaa waxaa ka hadli doona madaxda Africa qaarkood iyo madada FIFA iyo CAF, waxaa aad loo bilaabay durbaano, iyo turumbooyinka loo yaqaano vuvuzelas.

Equatorial Guinea waligeed ma ka qeybgalin koobkaan, laakin caawa ayaa la arkayaa sida ay wax yeeli doonto, waxaana xulka loo soo bandhigay lacago gunnooyin ah oo uu u balan qaaday wiilka madaxweynaha Obiang Nguema, lacagaqha uu u balan qaadayna waa hal milyan oo doolar hadii ay garaacaan Libya.

Hadaba waxaan halkaan idinkugu heynaa magacyada ciyaartooyda labada xul:

Xulka Equatorial Guinea

Gool hayayasha : Danilo Emanuel (América F. C., Brazil); Felipe Ovono (Sony de Ela Nguema); Achil Pensi Muokembe (The Panter F. C.).

Daafacyada: Lawrence Sokota Doe (Al-Shabab, Oman); Jose Bokung (Deportivo de Mongomo); Rui Fernando da Gracia Gomes (Logroñés F. C., Spain); David Álvarez (Langreo F. C., Spain); Armando Sipoto Buale (Badajoz F. C., Spain); Raúl Ivan Fabiani Bosio (C. D. Alcoyano, Spain).

Qadka dhexe : Ben Esono Konate (The Panter F. C.); Daniel Vázquez Evuy (Villaviciosa, Spain); Rolán de la Cruz Biyogo (Fortaleza F. C., Colombia); Juvenal Edjogo Owono (Sabadell F. C., Spain); Narcisse Ekanga Amia (TP. Mazembe, DR Congo); Raúl Juan Máximo Eyama (Deportivo de Mongomo); Jose Javier Balboa Osa (SC Beira-Mar, Portugal); Fousseiny Kamissoko (Al-Shabab, Oman).

Weerarka : Ellong Douwala Viera (Sony de Ela Nguema); Rodolfo Bodipo (Deportivo de A Coruña, Spain); Iván Bolado Palacios (Cartagena F. C., Spain); Iban Iyanga “Randy” (Unión Deportiva Las Palmas, Spain); Thierry Fidjeu Tazemeta (Kombassan Konya Sport, Turkey); Daniel-Bladimir Ikedo (San Roque de Lepe, Spain).

Xulka Libya

Gool hayayasha: Samir Aboud (Al Ittihad), Juma Qtait (Al Ahli Tripoli), Mohamed Neshnoush (Al Ittihad)

Daafacyada: Abdulaziz Belraysh (Club Africain), Osama Chtiba (Nejmeh), Ahmed Alwani (Al Madina), Rabih Ellafi (Club Africain), Mohamed El Maghribi (Olympique Khouribga), Mohamed El Monir (Jagodina), Ali Salama (Olympique Beja), Younes Shibani (Olympique Khouribga)

Qadka dhexe: Oussama Abdelsalam (Al Akhdhar), Aboubakr Al Abidi (Al Masr), Faisal Al Badri (Al Hilal), Abdallah Al Cherif (Al Madina), Marwan Al Mabrouk (Al Ittihad), Djamal Abdallah (Braga), Moataz Ben Amer (Al Ahli Benghazi), Mohamed Esnani (US Monastir), Walid Al Khatrouchi (Al Ittihad)