Wax ka ogow cayaartoyda ugu mushaarka badan dunidda

indexDhawaan waxaa la soo bandhigay liis ay ku qoran yihiin cayaartoyda ku xamaasha kubadda cagta ee qaata lacagta ugu badan.

Liiskan cuusb waxaa safka horre ka hoggaaminaya xidigga reer Sweden una ciyaara Kooxda PSG ee dalka Faransiiska Zlatan Ibrahimovic.

Wargayska El Mundo Deportivo ee kasoo baxa Dalka Spain ayaa soo bandhigay Magcayada 9-ka Ciyaaryahan ee dunida ugu mushaarka badan kuwaa oo dhamaantood kawada Ciyaara labada Horyaal ee Dalalka Spain iyo France.

Halkan ka akhriso Liiska Ciyaartowda iyo Lacagaha ay mushaar ahaanta u qaataan.

1- Zlatan Ibrahimovic (PSG) €14.67m

2- Cristiano Ronaldo (Real Madrid) €14.40m

3-Radamel Falcao (Monaco) €14.15m

4-Thiago Silva (PSG) €12.15m

5- Lionel Messi ( Barcelona ) €10.70m

6-Gareth Bale (Real Madrid) €9.46m

7- Xavi Hernandez ( Barcelona) €8.07m

8-Andares Iniesta ( Barcelona0) €8.07m

9-Neymar ( Barcelona) €7.06m

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here