Wax ka ogaaw 10-ka xidig ee uu Mourinho doonayo

Jose Mourinho oo looga bartay inuu dhiso koox laga soo bixiyay lacago farabadan, ayaa si aad ah ugu mashquulsan sidii uu u dhisi lahaa koox xoogan oo Koobabka waaweyn u tartami karta.

MOURINHO ayaa hada xaqiiqsaday soo xera gelinta Morata iyo daafaca reer Swdeden Victor Lindelof – Benfica.

Halkan ka aqriso 10-ka xidiga ee uu Mourinho doonayo.

Gareth Bale

Alvaro Morata

Andrea Belotti

Victor Lindelof – Benfica

Ivan Perisic

Willian

Fabinho

Michael Keane

James Rodriguez

Marquinhos

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here