Wax badan ka ogaaw xidigaha Real Madrid diirada u saaran January

Kadib markii ay shalay Maxkamadda Isboortiga ee CAS shaacisay in kooxda Real Madrid laga khafiifiyay ganaaxii suuqa laga saaray, kooxda ayaa laga ganaaxay kaliya suuqa kala iibsiga ee Janaayo.

Wixii ka dambeeya suuqa Janaayo kooxda reer Spain ayaa la soo wareegi karta xiddigaha ay diiradda ku hayso midkii ay heshiiyaan.

Haddaba shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qalinka u qaadatay xiddigaha ay la soo wareegi karto Real Madrid, maadaama laga khafiifiyey ganaaxii ka saarnaa suuqa kala iibsiga.

GELSON MARTINS | SPORTING
GELSON MARTINS | SPORTING
OUSMANE DEMBELE | BORUSSIA DORTMUND
OUSMANE DEMBELE | BORUSSIA DORTMUND
JULIAN DRAXLER | WOLFSBURG
JULIAN DRAXLER | WOLFSBURG
JULIAN WEIGL | BORUSSIA DORTMUND
JULIAN WEIGL | BORUSSIA DORTMUND
THIBAUT COURTOIS | CHELSEA
THIBAUT COURTOIS | CHELSEA
MARCO REUS | BORUSSIA DORTMUND
MARCO REUS | BORUSSIA DORTMUND
SERGIO AGUERO | MANCHESTER CITY
SERGIO AGUERO | MANCHESTER CITY
MARCO VERRATTI | PARIS SAINT-GERMAIN
MARCO VERRATTI | PARIS SAINT-GERMAIN
DAVID DE GEA | MANCHESTER UNITED
DAVID DE GEA | MANCHESTER UNITED
EDEN HAZARD | CHELSEA
EDEN HAZARD | CHELSEA
DAVID ALABA | BAYERN MUNICH
DAVID ALABA | BAYERN MUNICH
PIERRE-EMERICK AUBAMEYANG | BORUSSIA DORTMUND
PIERRE-EMERICK AUBAMEYANG | BORUSSIA DORTMUND
RICARDO RODRIGUEZ | WOLFSBURG
RICARDO RODRIGUEZ | WOLFSBURG

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here