Wax badan ka ogaaw inta Koob ee uu Zlatan kusoo guuleeystay

Inkastoo uusan ciyaarin kama dambeysta Finalka Europa Cup-ka oo ay kooxdiisa markii ugu horeeysay hanatay, hadana Zlatan waa ciyaaryahanka 3aad ee ugu koobabka badan dunida.

Zlatan ayaa waayihiisa ciyaareed kooxihii uu soo maray kula guuleeystay ilaa 33 Koob ee heer caalami ah.

Koobka Europa League oo ay Habeen hore kooxdiisa Manchester United ku guuleeysatay ayaa ahaa kiisi 33aad ee uu ku guuleeysto.

Zlatan oo soo maray kooxo badan oo caan ah sida Ajax,Malmo,Juventus,Inter Milan,Barlone,Ac Milan,PSG iyo Manchester uu haatan ku suganyahay ayaa koox walbo Koob kula soo guuleeystay, balse Koobka u dhiman uuna u hamuun qabo ayaa ah Koobka Champion League oo uusan waligiis ku guuleeysan.

Koobabkii uu kusoo guuleeystay:

2 x Eredivisie: 2001-02, 2003-04

1 x Dutch Cup: 2001-02

1 x Dutch Super Cup: 2002

6 x Serie A: 2004-05, 2005-06, 2006-07, 2007-08, 2008-09, 2010-11

3 x Supercoppa Italiana: 2006, 2008, 2011

1 x Spanish Super Cup: 2009

1 x European Super Cup: 2009

1 x Club World Cup: 2009

1 x La Liga: 2009-10

1 x Spanish Super Cup: 2010

4 x Ligue 1: 2012-13, 2013-14, 2014-15, 2015-16

3 x Trophee des Champions: 2013, 2014, 2015

3 x Coupe de la Ligue: 2014, 2015, 2016

2 x Coupe de France: 2015, 2016

1 x Community Shield: 2016

1 x League Cup: 2017

1 x Europa League: 2017

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here