Wasiirka maaliyadda Doowlada Federaalka Soomaaliya “/raxmaan Ducaale Bayle, ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aad loola yaabay lagana hadal haayo baraha Bulshada, gaar ahaan Twitter-ka.
Wasiir Beeyle, ayaa barta uu ku leeyahay Twitter-ka block ka saaray wasiir katirsan maamulka Jubbaland, kaasoo weydiiyay Su’aal ku saabsan xisaabsana xirka Miisaaniyadda 2017-2018, oo uusan wasiirka ilaa haatan soo gudbin.
Wasiir Beeyle ayaa inta badan aad u dhibsada Su’aalaha tooska ah ee saxaafada Ama shacabka ka weeydiiyaan shaqadiisa.