Washington: Daawo Mareeykanka oo si qasab ah dib ugu soo celinaya qaxooti Soomaaliyeed

SOMSida aan horay idinkugu soo gudbinay Mareeykanka ayaa doonaya inuu si qasab ah dib ugu soo celiyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo dalkaas tahriib ahaan ku galay, kuwaasoo hada ilaa mudo sanad ka badan ku xiran Xabsi ku yaala California.

Dhalinyaradan oo 10 kamid ah ay dumar yihiin, ayaa kasoo talaabay xuduudka uu Mareeykanka la wadaago Mexico, waxaana tiradooda lagu sheegay ineey ka badanyihiin ilaa 40 ruux.

Halkaan ka daawo muuqaal ay Warbaahinta Dalsoor ka diyaarisay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here