Wareysi: ra’iisul wasaarihii hore Saacid

Ra'iisal wasaarihii hore Saacid
Ra’iisal wasaarihii hore Saacid

Idaacadda VOAda ayaa Wareysi gaar ah la yeelatay  Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Wareysigan oo aan la yeelaney wax yar kadib markii uu xilka wareejiyey, ayaa waxa uu Ra’isul wasaarahii hore uu kaga hadlay, dareenkiisa, waxyaabihii u soo qabsoomay dowladdiisii dhacday, aragtidiisa ku aadan wax qabad la’aanta lagu riday xukumadiisa, siyaasadda Somalia iyo waxa hor yaala Ra’isul Wasaaraha cusub ee isaga bedelaya.

Wareysiga Ra’isul Wasaaraha qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here