Wareysi lala yeeshay Danjir Cabdullahi M. Cali – Sanboleeshe

Cabdullahi Max'med Cali (Sanboleeshe).Dowlada Federalka Somalia ayaa gaartey todobaadkii hore mid kamid ah guulihii ugu waa weynaa taniyo markii ay ka baxdey Kumeelgaarnimadii.

Haddaba furashada dowlada Britain ay dib uga furatey safaaradee magaalada Muqdisho, maxaa ay uga dhigantahay arintan dowlada Somalia?

Door intee la’eg ayey ka qaadankartaa dib u furista Safaaradan in xariirkii diblomaasiyadeed ee caalamka oo dib usoo noqda?

Dhamaan su’aalahasi (VOA)waxaa ka jawaabaya Safiirka cusub ee Somalia Cabdullahi Max’med Cali (Sanboleeshe).

Barnaamijka oo dhamaystiran Dhageyso

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/04/sanbaloolshe.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here