Wareegto: Xafiiska Xeer -Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo U Yeeray Cumar Faaruuq

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa u yeeray Cumar Faaruq oo sheegta inu uurka suxufiyinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ xoghaye u yahay ,

U yeeritanka Faaruuq ayaa lagu sheegay sida warqada ku qoran inuu magacan si been abuur ah u sheegto una ku abaabulay dhawr munaasbadooda isagoon aan heysan ruqsad.

Faaruq ayaa NUSOJ laga eryey sanooyin ka hor marki lagu helay masuq maasuq .

17 MAY sanadki here ayeey suxufiyiinta Soomaaliyeed cod aqlibayad leh ku doorteen Maxaéd Ibrahim Mucalimuu inu noqdo xogahayaha guud ee NUSOJ.

Hoos ka aqriso lifaaqa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here