Warbixin: Sharciyada cusub ee Xisbiyada Soomaaliya side loo arkaa?

saxiixMadaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa doraad oo taariikhdu ku beegneyd September 4, 2016 gelinkii dambe saxiixay sharciga Axsaabta Siyaasada Dalka ka dib munaasabad Kooban oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Munaasabada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “ Jawaari”, ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya Michael Keating, Masuuliyiin ka tirsan labada golle ee Dowladda, iyo Xubno ka socday qaar ka mid ah Axsaabta Siyaasada dalka.

Hadaba waxaa jira Su’aalo dhowr ah oo ku gadaaman sharcigan uu madaxweynaha saxiixay:

  • Sharciga cusub ee Xisbiyada Siyaasada dalka sidee loo arkaa?
  • Madaxda Xisbiyada dalka kajira maku qanacsanyihiin?

Halkan ka dhagayso warbixin arintaas ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here