Warbixin ku saabsan Shirka Soomalida ee London Dhageyso

Shirka Soomaaliya ee London

Magaalada London ee dalka Britain, waxaa maalinimada berri ah ka furmaya shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, shirkan ayaa si wadajir ah waxaa u guddoominaya ra’iisul-wasaaraha Britain David Cameron iyo madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka ayaa diirada saari doono Lixdii qodob ee madaxweynaha ku dhawaaqay markii la doortay oo madaxweynanimada dalka Soomaliya, qodobadaas ayaa way kala yihiin

Amniga ,  Dibuhabetnta hay’adha Cadaaladaiyo Garsoorka iyo Xasilinta wadanka iyo Dib u habeynta hay’adaha dhaqaalaha,.

madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh  ayaa hordhigi doono qodobadaas iyo sida loo fulin doono  madaxda ka soo qayb galeyso shirka London.

Shirkan ayaa  gudoomin doono madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaaraha Dalka Britayn Devid Camerum.

Beesha caalamka ayaa dhageysan doonto qorsha dowlada Soomaliya soo bandhigto ka dibna ku qorsheyn doonto sidii ay u maalin gelin lahaayeen qorshada la soo hordhigay

Shirkan waxaa ka qeybgalaya madax caalami ah iyo ergooyin ka kala socda in kabadan 50 dowladood.

Wareysi iyo falaqayn VOA  ku saabsan Shirka London halkan hoose ka dhageyso.

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/shirkalondon.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here