Warbixin: Galmudug oo dooratay xubnaha uga mid noqonaya aqalka sare

bukhariDoorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somalia ee laga soo dooranayo maamul goboleedyada ayaa maanta bilaabatay iyadoo gobolkii ugu horeeyay uu soo doortay shan xubnood oo ka mid ah sideed xubnood oo ku matali doona Aqalka Sare.

Doorashadan oo ka dhacday magaalada Cadaado ayaa Maamulka Galmudug ka dhigeysa kii ugu horeeyay ee qabta.

Waa markii ugu horeysay ee Somalia taariikhda ay yeelato Aqal Sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here