Waxaa calaamka islaamka ku soo xoogeysanaayo banaanbaxyo looga soo horjeedo Filim loogu gafaayo Nabigeena Nabadgalyo iyo Naxariis kor kiisa ha ahaate.
Filimkaas ayaa la sheegay in uu sameeyaya nin Mareynkan ah in kastoo weli aan la ogeyn dadkii sameeyaya ayaa sababay in ladilo Safiirka Mareynaka u fadhiyay Liibiya Christopher Stevens iyo sedex dibloosamiyiinkale ee ka tirsanaa safaaradaas.
Warbixinta Filimka iyo cida sameysay ka dhageyso halkan
[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/09/film.mp3″]