Warbixin: Falcelinta Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya

downloadSiyaasiyiinta Soomaalida Kenya ah ee ku jira baarlamaanka dalkaas ayaa si adag uga hadlay qabqabashadii ay ciidanka ammaanka ee dalkaasi u geysteen Soomaalida ku dhaqan degaanka Islii ee magaalada Nairobi.

Siyaasiyiintan ayaa sheegay inay jawaab adag ka bixin doonaan falalka ciidanka ammaanku uu ku kacayo.

Aadan Barre Ducaale oo kamid ah Xilibaanda laga soo doorto deegaanada Soomaalida Kenya, ayaa sheegay inuu matalo dhamaan shacabka Somaaliyeed.

Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhan:

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here