Wararkii ugu Dambeeyay Howlgalo Dad Badan lagu Soo Qab Qabtay Maanta–Sawirro

Ciidanka nabad-sugidda iyo kuwa booliska ayaa howlgal ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,Ciidanka ayaa saaka howlgal dad lagu qabqabanayo ka wada degmada Wadajir sida aad uga jeedan Sawirada dad lagu qiyaasay ilaa iyo 1500 qof ayaa howlgalkan lagu soo qabtay laakiin waxaa jira dhaliil loo jeedinayo qeybaha amaanka oo la leeyahay waxaa meesha ku jira ka ganacsi dadka la soo qabta ee la damaca in la sii daayo.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here