Waran Cadde: ma jiri doono xuduud anaga iyo Itoobiya noo dhaxeyn doona+Dhagayso

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka la magac baxay Somaliland, Mr Warran Cadde, oo kasoo laabtay safar uu ku tegay deegaanka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa ka dhawaajiyay inuusan jiri doonin xuduud u dhaxeeya maamulka Somaliland iyo Itoobiya.

Warancade ayaa hadalkaan ka jeediyay Xadka Wajaale kadib markii ay ka soo laabteen shir Ethiopia kula yeelatay Jigjiga.?

Halkan ka dhagayso hadalka warran Cadde:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here