War dag dag ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in RW dalka mali uu is casilay.
Ra’iisul wasaaraha ayaa is casilaadiisa uga dhawaaqay Telefshinka ku hadla afka doowlada Saacado kadib markii ciidamada Milatariga ay xireen oo uu amar ku bixiyay in lasoo xiro ninkii ka danbeeyay doowladii wadankaas bishii March
Wixii warar ah ee kusoo kordhana waxaan idinkugu soo gudbin doonaa wararkeena kale.