War hada soo dhacay: Dagaal xoogan oo ka socda Baraawe

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliiya ayaa imminka ka socda Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Dagaalka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimashi iyo dhaawac sida Dalsan ay u xaqiijiyen Maamulka Degmada Baraawe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here