War Deg deg ah: Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo isku miidaamiyay Xeebta Liido

Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa galay Baar ku yaala xeebta Liido, qaraxaasi oo geystay qasaarooyin fara badan ayaa la sheegayaa in haatan la kala gurayo dadkii ku waxyeeloobay.

Mid ka mid ah goob joogeyaal ku sugan goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in qasaaraha ka dhashay qaraxa uu yahay mid aad u weyn, isla markaana ay jiraan dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Wixii warar dheeraad kala soco boga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here