War Deg-deg ah: Afhayeenka madaxweynaha oo beeniyay wararka sheegaya

War Deg-deg ahAfhayeenka madaxweynaha Eng Cabdiraxmaan Yariisow ayaa beeniyay in xaalada madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ay aad u liidato.

Wuxuu sheegay in xaalada madaxweynaha ay aad u fiican tahay, sidoo kalena mardhow uu dalka dib ugu soo laaban doono.

Wuxuu warar aan been abuur ah ku tilmaamay madaxweynaha in uu dhintay sidda la isla dhexmaraayo magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalka Turkiga u aaday baaritaan caafimaad.

Magaalada Muqdisho ayaa maanta dadka waxa ay isla dhexmarayaan in xaalada madaxweynaha ay aad u xuntahay.

Warar dheeraad ah kala soco Midnim.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here