War dag dag ah: Madoobe Nuunoow Maxamed oo loo doortay gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaano gaaraya ku dhawaad 300 oo mudane ayaa u doortay gudoomiye cusub xildhibaan Madoobe Nuunoow Maxamed.

Xildhibaanka ayaa waxa uu kaga guuleystay ilaa iyo shan mudane oo isu soo taagay xilka, waxaana hada socoto qudbad uu jeedinayo Madoobe Nuunoow.

Wixi kusoo kordha kala soco Midnimo.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.